Sunday, June 22, 2025

AKHRISO: Magacyada Wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Hirshabeelle [Isku-shaandheyn kooban]

Madaxweynaha maamulka Hirsahbeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib ugu laabtay caasimadda maamulka Hirshabeelle ee Jowhar oo uu muddo bil ka badan ka maqnaa isagoo ku sugnaa magaalooyinka Muqdisho iyo Beledwwyne.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa si degdeg ah xilalkii looga qaaday Wasiiradii Amniga Gudaha iyo Warfaafinta Hirshabeelle, iyadoo Wasiirka Amniga Gudaha  loo magacaabay Xildhibaan Mohamed Kheyre. halka Wasiirka Warfaafinta loo magacaabay Maxamed Abdirahman Mahamed.

Sidoo kale waxaa Madaxweynaha Hirshabelle u magacaabay Wasiiru  Dowlaha Hubka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka Abuukar Macalin Rashiid; halka  Wasiiru dowlaha Qorsheynta Xiriirka caalamiga ah loo magacaabay Cabdirizaq Aadan Geeddi.

No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON