Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ee maamulka Puntland ayaa xilli danbe Waaberigii shaaciyay Liiska 6 xildhibaannada Golaha Wakiilada Baarlamaanka 6-aad ee Puntland.
Xildhibaanada liiskooda la shaaciyay ayaa ka kooban 66 mudane, waxaana lagu soo daray xildhibaanno kasoo jeeda SSC-Khaatumo oo caddeeyay inaysan ka mid ahayn, kana qeyb galeynin Doorashada Puntland.
Hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada cusub ee Puntland:


Warar Xul ah