Sunday, July 13, 2025

Akhriso: Magacyada xildhibaannada ku fadhiya 13-ka Kursi ee lagu dooranayo Magaalada Baraawe

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 xildhibaan oo laba qeybood loogu kala dooranayo magaalada Baraawe, xarunta aan lagu shaqeyn ee maamulka K/Galbeed.

Qeybta koowaad ee kuraasta la shaaciyey ayaa la dooranayaa 9-ka bishan Febraayo 2022, halka qeybta labaad la dooranayo 10-ka Febraayo 2022.

Jadwalka Doorashada ee ay soo saareen Gudiga SEIT Koonfur Galbeed waxay shaaciyeen 13 kursi oo xildhibaanadii ku fadhiyey ee Baarlamaanka 10-aad ay kala yihiin:

Qeybta 1-aad

HOP#165: Waxaa ku fadhiyey Saalim Caliow Ibrow

HOP#044: Waxaa hore ugu fadhiday Safiyo Xasan Nuur

HOP#161: Waxaa ku fadhiyey: Sayid-Cali Cabdulqaadir Macallin

HOP#152 : Waxaa hore ugu fadhiyey Cabdullaahi Cumar Abshir

HOP# 016: Waxaa ku fadhiday Aamina Sheekh Cismaan

HOP#151: Waxaa hore ugu fadhiyey Cabdullaahi Xuseen Cali (Cabdalla)

HOP#153: Waxaa ku fadhiyey: Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Cali (AUN)

Qeybta 2-aad

HOP#173:Waxaa hore ugu fadhiyey Cusmaan Xaaji Cali

HOP#150: Waxaa ku fadhiyey: Xasan Cismaan Xuseen (Qoryooley)

HOP#155: Waxaa hore ugu fadhiday Jawaahir Caddaawe Cabdi

HOP#080 : Waxaa ku fadhiyey Maxamed Cumar Dhalxa

HOP#250: Waxaa hore ugu fadhiyey Maxamed Saciid Cabdullaahi

HOP#160: Waxaa ku fadhiyey Nuur Siidow Baaba

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON