Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda musharaxnimo u jeediyaan.
8 musharax ayaa maanta Baarlamaanka ka horjeedin doona khudbadahooda, waxaana mid kasta la siiyay 15 saac oo qorshihiisa iyo barnaamijkiisa siyaasadeed ugu soo bandhigo xildhibaanada.
Musharaxiinta maabta ku qoray inay khudbadahooda jeediyaan waxaa ka mida:
1- Axmed Maxamed Cabdi
2- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
3- Bashiir Raage Shiiraar
4- Jibriil Ibraahim Cabdulle
4- Xasan Sheekh Maxamuud
5- Saciid Cabdullaahi Deni
5- Saciid Ciise Maxamuud
6- Shariif Sheekh Axmed
HOOS KA AKHRISO JADWALKA MUSHARIXIINTA
Goobjooge.com