Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Natiijada Wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland & La-yaabka ka dhacay

Natiijada wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay 21 musharax, waxayna natiijadii noqotay in 9 musharax ay codad heleen, iyadoo 12 musharax oo kale aysan wax cod ah ka helin.

Musharixiinta wareegga koowaad ku haray waxaa ka mida madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee C/weli Gaas oo helay 8 cod, waxaana si la yaab leh u haray musharax Cali Xaaji Warsame oo helay cod kaliya, iyadoo musharaxa caanka ahaa ee Jebiye uu helay 7 cod, waxaa kaloo aan wax cod ahba helin Cabdi Faarax Juxa.

HOOS KA AKHRISO NATIIJADA WAREEGGA KOOWAAD

1- Saciid Abdullahi Deni = 20 Cod

2- Asad Cismaan Abdullahi = 17 Cod

3- Cali Xaaji Warsame =  1 Cod

4- Maxamed Xersi Moorgan =  1 Cod

5- Eng. Maxamuud khaliif Jabiye = 7 Cod

6- Faarax Cali Shire   = 9 Cod

7- Dr Cali Ciise Abdi = 1 Cod

8- Maxamed Cabdullahi Xuseen Shotaaye = 1 Cod

9- Abdiwali Maxamed Gaas = 8 Cod

MUSHARIXIINTA AAN WAX COD AH HELIN

1:Ali Abdi awaare

2:Saciid Maxamed Xirsi

3:Maxamed Axmed Jaamac shaale

4: Abdi Faarax Juxa

5: Dr Bashiir Maxamed Xuseen

6: Abdisamad Mohamed Gallan

7: Maxamuud Cabdi Axmed Garlibaax

8: Gen Khaliif ciise Mudan

9: Daahir Mire Jibriil

10: Cabdiqaadir Yaasiin Abdulle Qodax

11: Dr Aadan Maxamed Ciise Gaadaale

12: Abdisamad Mohamed Gallan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON