Thursday, July 24, 2025

Akhriso: Sababta Qof Anjabi ah loogu dhiibayo Bankiga Dhexe [Xukuumadda oo Qoraal yaab leh u dirtay Barlamaanka]

Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka guddoomiyaha Baarlamaanka u qabto.

Qoraal Ra’iisal wasaarah xukuumadda Soomaaliya u gudbiyey guddoonka Barlamaanka ayaa lagu faahfaahiyey sababta wax looga bedelayo xeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya,  iyadoo uu xeerkan wax ka bedeleyo qodobka 130-aad ee xeerka Bankiga Dhexe, kaasoo dib u eegis lagu sameynayo nuxur ahaan iyo qaab dhismeed ahaan.

Baarlamaanka ayaa haddii uu ogolaado soo jeedinta xukuumadda waxaa dhici doonta in qof ajnabi ah loo magacaabo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyadoo la hadal hayo nin u dhashay UK oo hore ay madaxda sare ugu soo xuleen xilkan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON