Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Sida Beelaha Puntland loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka

Wararka laga helay magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweyne C/weli Gaas ay ku adkaatay inuu Aqalka sare u soo sharxo musharaxiin tiro yar markii ay soo baxeen musharixiin fara badan oo doonaya xilalkaasi.

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa laga rabay inuu soo sharxo ugu yaraa 22 musharax si kursigiiba ay ugu loolamayaan laba musharax, laakiin waxaa la sheegay inuu soo sharxay 44 musharax oo ka dhigan in kursigiiba ay u taagan tahay 4 musharax.

Akhriso tirada xubnaha Beesha Daarood ka heleyso Aqalka SareLiis ay ku qoran yihiin 44 musharax ayuu C/weli Gaas diyaariyay, kaasoo dib loo dhigay in loo gudbiyo Baarlamaanka Puntland oo laga doonayo inuu 11 ka mida ka doorto.

BEELAHA PUNTLAND AYAA 11-KA KURSI EE AY KA HELEEN  AQALKA SARE LOOGU QEYBIYAY SIDA SOO SOCOTA:

Dhulbahante: 2 xubnood

Warsangeli: 1 xubin

Leelkase: 1 xubin

Dashiishle: 1 xubin

Majeerteen: 6 xubnood, oo loogu ay u kala heleen:

Cumar Maxamuud: 1 xubin

Ciise  Maxamuud: 1 xubin

Cismaan  Maxamuud: 1 xubin

Cali Saleebaan: 1 xubin

Mahad Cawad: 1 xubin

Beelaha kale ee Majeerteen: 1 xubin

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON