Thursday, April 18, 2024

Alshabaab oo baahisay muuqaalka Is-miidaamiyihii Weerarkii Beledxaawo & Muuqaal cusub

Kooxda Alshabaab u qaabilsan Warbaahinta ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay Filim ku saabsan weerar Al-Shabaab ka fulisayn degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo 11 September 2017.
Filimka oo soconaya muddo ka badan 30 daqiiqo ayaa soo bandhigaya duullaankii lagu qaaday xerada ciidmada Jubbaland ee Magaalada Xaawo,  halkaasoo uu qarax is-miidaamin ah ku furay is-miidaaamiye  Axmad Jaamac Nuur oo ku magacdheer (Zubeyr), waxaana filimka ka muuqda isagoo farriin jeedinaya.

Alshabaab ayaa hore u shaaciyay reerka is-miidaamiye Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr), oo kaso jeedaa o u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle, isagoo ka mid ahaa xubno u diyaarsan is-miidaaminta.

Alshabaab ayaa sheegatay  in weerarkii Beledxawo ay ku dileen ilaa 35 askri, taasoo ay beeniyeen ciidamada dowladda iyo maamulka Jubbaland.

Ad

Alshabaab oo shaacisay magaca & Beesha ninkii isku miidaamiyay weerarkii Beled-xaawo

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON