Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo iska fogeysay Warkii ay faafisay Hay’dda NISA ee khaarijinta Rooble..

Alshabaab ayaa beenisay, iskana fogeysay warkii ay xalay baahisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo ahaa inay Alshabaab Dil khaarijin ay u qorsheysay madaxda sare ee dowladda Maxamed Farmaajo iyo Maxamed Rooble.

“Waxaan kuu xaqiijinayaa in aysan nimankaasi laheyn awooddii iyo kartidii ay qorshayaasheena ku ogaan lahaayeen. Ma jiro nin lagu magacaabo Maxamad Maahir oo ka tirsan Alshabaab, iskaba dhaaf inuu yahay sarkaal sare oo u xilsaaran khaarijinta Rooble iyo Farmaajo” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Alshabaab oo ay soo xigatay warbaahinta taageerta kooxdaasi.

sarkaalka Alshabaab aya sheegay in arrintaasi ay tahay mid NISA diyaarisay qorshe ka dhan ah qaar ka tirsan madaxda ugu sareysa dowladda federaalka, iyaguna aysan dooneyn inay dhibaatooyinka dhex yaalla la soo aadaan.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON