Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo meel fagaare ah ku toogtay Askari ay tababarreen Imaaraadka oo ka tegay Muqdisho

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro ku yaala degaanka  Buq aqable ee Gobolka Hiiraan.

Dilkan oo lagu sheegay Xadn Riddah ama Islaamka ka bixid aya lagu filay askari lagu magacaabi jiray Sahal Axmed Rasle, iyadoo dadweyne badan ay Alshabaab isugu keeneen  fagaaraha uu dilka ka dhacay.

Alshabaab ayaa sheegtay in Askarigan uu  tirsanaa ciidamada  ay tababartay dowlada  Imaaraatka Carabta. Garsooraha Alshabaab ayaa goobta in askarigan gacanta lagu dhigay, isagoo gaari shacab isku soo qariyay kana soo baxay magaalada Muqdisho, kuna sii jeeday degmada Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON