Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo shaacisay inay Khaarijisay Madixii Ciyaal-weerada iyo Maandooriyaha

Alshabaab ayaa caawa shaacisay inay toogasho qorsheysan ku khaarijisay nin madax u ahaa ciyaal-weerada, kana ganacsan jiray Maandooriyeyaasha, sida Taabuugga.

Dilkan ayaa ka dhacay Degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee Muqdisho, waxaana lagu dilay Nin lagu magacaabi jiray C/qaadir Carab oo Alshabaab ku sheegtay inuu ahaa abaanduule si gaar ah uga ganacsada Taanbuuga iyo xashiishka.

Dilka ninkan ayaa ka danbeeyay hanjabaad ay soo saartay Al-Shabaab oo ku saabsan inay Muqdisho ka bilaabayaan hjowlgallo baacsanayaan Ciyaal weerrad iyo dadka ka ganacsada Maandooriyeyaasha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON