Thursday, June 26, 2025

Alshabaab oo Shaacisay War lama filaan oo ku saabsan Weerarkii xalay ee Madaxtooyada & Xarunta NISA [AKhriso]

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay war lama filaan ah oo ku saabsan weerarkii ay xalay ku qaaday xarumaha Madaxtooyada iyo NISA ee magaalada Muqdisho.

War ay shaacisay Warbaahinta Alshabaab oo kasoo baxay Xarakada ayaa lagu sheegay in weerrarka oo isugu jiray  is-miidamain iyo mid toos ah ay dib u soo laabteen qaar ka mida raggii fuliyey weerarka iyagoo bed qaba.

Warka kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in qaar ka mida raggii weerarkii shalay ka qeybgalay ay dub u laabteen, waxaana la ogyahay in 4 dabley ah la dilay, haka laba kale ay is-miidaamin ku dhinteen.

Alshabaab ma sheegin tirada maleeshiyada weerarkii xalay ka qeyb qaadatay ee dib uga laabatay, waana markii ugu horeysay ee arrintan ay shaaciso Alshabaab. Waxaa la ogyahay in dableydii Alshabaab ee 28-kii Oktoobar 2017 weerartay Hotelka Naasahablood 2 ay baxsadeen oo laga soo qabtay Guri ku yaalla, agagaarka Godka Jilacow subaxdii danbe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON