Sunday, February 23, 2020
More

    Alshabaab oo soo bandhigay Gaari Tikniko ah iyo Hub ay ku qabsatay Dagaalkii Baar Sanguuni [Sawirro]

    Kooxda Alshabaab ayaa magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe kusoo bandhigtay Gaari nooca dagaalka ah iyo saanad ay sheegtay inay ku qabsatay dagaalkii dhowaan ka dhacay Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

    Guddoomiyaha Jubbooyinka ee Alshabaab Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa kasoo muuqday muuqaaladda ay baahisay Alshabaab, isagoo soo bandhigay Gaari nooca Cbadi bilaha ah oo uu qori saaran yahay iyo Qoryo, rasaas iyo agab ciidan oo Alshabaab ay sheegtay inay ku qabsadeen weerarkii Baar Sanguuni ee dhacay.

    Duqeyn ay ciidamada Mareykanka ku qaadeen Gaari weyn oo nooca ciidanka ah ayaa l;a sheegay in lagu dilay 52 ka tirsan Alshabaab weerarka kadib, iyadoo Alshabaab aysan ka hadlin qasaaraha kasoo gaaray duqeyntaasi.
    Ad

    DAAWO SAWIRRADA





    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    137,119FansLike
    1,336FollowersFollow
    4,166FollowersFollow
    137,119FansLike
    1,336FollowersFollow
    4,166FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!