Sunday, July 13, 2025

Alshabaab oo soo bandhigtay Dadkii lagu laayay Weerarkii Jilib [Magacyada & Sawirro naxdin leh]

Warbaahinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dad shacab ah oo lagu laayay weerarkii ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ku qaadene tuulo ka tirsan degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe.

Falkan oo ka dhacay Tuulada Axmed Yare oo 15km koonfur-bari kaga beegan degmada Jilib ayaa la sheegay in lagu xasuuqay qoys caan ka ah degaankaasi oo tuuladaasi loogu magac daray.

Weerarkan oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay inuu amray madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab.

Akhriso magacyada 7-dii qof ee lagu laayay weerarkii Tuulada Axmed Yare

1-Sheekh Maxamed Axmed yare

2-Xaawo Muudeey (Xaaska Sheekha).

3- Muudeey Xuseen. (Sheekha Adeerkiis)

4- Sheekh Nuur Xaaji Garweyne. (Adeerkiis)

5- C/Naasir Sheekh Maxamed Sh. Axmed Yare, (wiilkiisa).

6- Cali Nuur Sheykh Nuur (Walaalkii ay ilmo adeer ahaayeen)

7- Shariif Sheekh Ooyaaye (Walaalkii ay ilmo adeer ahaayeen)

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON