Wednesday, July 16, 2025

Alshabaab oo Weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho & Wararkii uu danbeeyay

Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga milateri ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho oo lagu mgacaabo SomTurk.

Shabaab ayaa war ay soo saareen ku sheegray inay 13 madfac ku rideen  Saldhiga Turkiga oo ku yaalla  degaanka Jazeera, ee degmada Wadajir ee magaalada Muqidsho, iyadoo qaraxyada madaafiicda laga maqlay degaankaasi kadib salaadii subax ee aroornimo.

Lama sheegin khasaaraha ka dhashay madaafiicdaan AlShabaab ay ku weerareen xerada ciidamada Turkiga ee Muqdisho oo lagu tababarro ciidamo Soomaali ah, waana markii ugu horeysay ee la wareero xeradaasi.

Saraakiisha ciidamada Xeradan iyo masuuliyiinta kale ee Gobolka Banaadir ayaan weli ka hadlin weerarka madaafiicda ee Alshabaab saaka ku qaadeen Saldhiga SomTurk ee Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON