Thursday, April 18, 2024

Aqalka Sare oo Baaq kasoo saaray Shirka Dhuusamareeb ee madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada

Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta shir ku yeeshay agaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray shirarka magaalada Dhuusamareeb ee madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Qoraal baaq ah oo kasoo baxay Aqalka Sare ayay ugu baaqeen madaxda ku shireysa magaalada Dhuusamareeb inay laga wada shaqeeyo qabsoomida shirkaasi iyo inay kasoo abxaan go’aanno dhaxalgal ah oo dalka ka samata bixiya xaalada kala guurka ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON