Sunday, July 13, 2025

Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh oo Dalxiis u tegay degaanka Gosha ee Duleedka Kismaayo [Sawirro]

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalxiis u tegay degaanka Gosha ee duleedka magaalada Kismaayo.

Maamulka Jubbaland ayaa Xasan Sheekh ku casuumay dalxiiska gaaban, waxaana ku wehliyey mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan maamula Jubbaland, iyadoo tuulada Gosha ku qaatay waqti, halkaasoo socod ku mareen goobaha dalxiiska.

Image may contain: 4 people, people standing, outdoor and natureImage may contain: one or more people, tree, outdoor and natureImage may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people eating, people sitting, table, wedding and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, wedding, tree and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON