Friday, November 15, 2019
More

    Axmed Madoobe oo Dowlada Somalia ku eedeeyay faragelin & xaalad abuur.

    Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay faragelin iyo xaalad abuur ka wado doorashada Jubbaland.

    Isagoo maanta Masuuliyiin iyo dadweyne ka qeyb galay Salaadii Ciidul Adxaa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayuu khudbadiisa ku sheegay in dawladda federaalka ay faragalinta iyo xaaalad abuurka ay ka wado jubaland. Kaasoo aan dan u ahayn shacabka. mar walbana xaalada uga sii daraysa oo keeni karta burbur ku yimaada dadaaladii mudada dheer soo socday.

    Ad

    Arimaha doorashooyinka ayuu sheegay in qof walba uu Dantiisa ka hormariyo mida guud oo xukunku uu maalmo kooban yahay loona baahan yahay in shacabka loo adeego.

    Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan.

    Sidoo kale  shacabka reer Jubbaland ugu baaqay in midnimadooda ay adkeeyaan oo ay nabadgalyada kala shaqeeyaan hay”adaha amaanka isagoo xusay in nabadgalyadu ay cid walba ahmiyad gaar ah u leedahay.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    130,925FansLike
    1,341FollowersFollow
    3,542FollowersFollow
    130,925FansLike
    1,341FollowersFollow
    3,542FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!