Monday, July 7, 2025

Axmed Madoobe oo noqday mas’uulkii ugu danbeeyay ee Gaara Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam ayaalagu so dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, isagoo noqday madaxweynihii ugu dnabeeyay maamul Goboleedyada ee halkaasi gaara.

Waxaa Garoonka kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug ku xigeenkiisa, Gudoonka Baarlamaanka, xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo dadweyne fara badan.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa loo galbiyay aqalka madaxtooyada Galmudug, isagoo magaalada la egay ciidamo fara badan oo ilaalo u ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON