Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada, iyadoo aan lagala tashan maamul Goboleedyada dalka.
Qoraal kasoo baxay xafiskiisa ayaa lagu sheegay in Jubbaland ay kasoo horjeedo, kana digeyso wax ka bedelka xeerka Bartoolka iyo qeybsiga kheyraadka dalka iyadoon lagala tashan dowlad Goboleedyada.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
