Wednesday, June 25, 2025

Baabuur Qaraxyo sida oo laga raadinayo Muqdisho iyo xaalad feeginaan Amni oo la geliyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  xaalad amni iyo heegan sare ay ku jiraan ciidamada ammaanka.

Warar sirdoon ayaa sheegay in baabuur waxyaabaha qaraxa lagu soo xiray ay ku jiraan magaalada Muqdisho oo la tuhunsan yahay in falal qaraxyo magaalada looga geysto.

Ilaa laba baabuur ayaa la tuhunsan yahay in kooxda Alshbaab u soo direen magaalada si ay qaraxyo uga sameeyeen caasimadda bishan Ramadaan xilli uu magaalada ka socdo howlgal joogto ah oo ciidamo gaara loo xil saaray.

Kooxda Alshabaab oo looga bartay in bisha Ramadan ay kordhiso weerarrada iyo qaraxyada ayaa laga cabsi qabaa inay ku howlan tahay howlgallo waaweyn oo ku soo maqan magaalooyinka dalka oo Muqdisho ugu horeyso.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON