Sunday, July 6, 2025

Baarlamaanka oo kulan degdeg loogu yeeray Berri iyo Mooshin laga keenay Doorashada (Muddo kororsigii oo..)

Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri shir degdeg la isugu yeeray, iyadoo la sheegay in looga hadli doono Mooshin laga keenay Doorashooyinka Qaranka.

Farriin loo diray Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu yiri: “M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka. Agendaha 1. Ka doodista Mooshin ku saabsan Doorashooyinka Qaranka Saacadu waa 09:00 subaxnimo..”

Wararka ayaa sheegaya in kulanka Berri la qorsheeyay in Mooshinka laga akhriyo kulanka, kaasoo ka hadlaya mar haddii lagu heshiin waayay Dorasho dadban dib loogu laanto ‘Doorasho Qof iyo Cod’ ah muddo laba sano ahn ay ku diyaariyaan Guddiga Doorashooyinka Qaran.

Arrintan ayaa ka dhigan in Golaha Shacabka kaliya uu ku dhaqaqi doono muddo korori wax badan looga digay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ka horjeedo Beesha Caalamka.

May be an image of text that says 'Today 21:43 M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka. Agendaha 1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka Saacadu waa 09:00 subaxnimo'

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON