Sunday, July 13, 2025

C/raxman C/shakur: “Madaxweyne Farmaajo iyo Taliskiisa NISA halistooda dalka waa laga badbaadin”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo iyo Taliska Nabadsugidda ku eedeeyey inaysan ka quusan muddo kororsi, ayna ogyihiin inaysan doorasho xalaal ah ku guulaysan karin.

“Waxey doorteen waddo qalaalase abuur ah oo uu billawgeedu yahay guddi doorasho oo xubno nabadsugid iyo CBB u badan. Waxey ku tala galeen in ay fursad walba xiisad hor leh ku abuuran, si ay Soomaali u kala doorato tooda ama in lagu kala tago… Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda isbaarooyinka ay doorashada ku horgaynayaa waa kuwo is dabayaala, waase la fahamsan yahay..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur.

Farriin uu soo diray ayuu ku sheegay inaysan Dalkan ka soconeynin Doorasho malxiis iyo marag fur been ah, wuxuuna qoraalkiisa kusoo gabagabeeyay. “Waqtiga iyagaa iska lumiyey, Soomaalina way ka tashan, dalkana halistooda waan ka badbaadsanaynaa Ilaaheey idinkii..”

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON