Monday, June 23, 2025

Ciidamada Dowladda Hoose ee ‘Minishiibiyada’ oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada canshuurta [Sawirro]

Waxaa maanta xarunta Gobolka Banadir lagu soo bandhigay gaadiid lagu qalabeeyay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada loo yaqaan, kuwaasoo la sheegay inay ku howlgeli doonaan.

Munaasabad lagu soo bandhigay gaadiidkan oo ay ku xardhan tahay astaanta maamulka G/Banaadir, una diyaarsan sida gawaarida booliska adeegsadaan ayaa la sheegay inay u adeegsan doonaan canshuur ururinta.

“Ciidanka Ilaalada Deegaanka oo agabkooda loo dhameystiray, si ay uga hortagaan dadka la baxsada canshuuraha ku waajibtay…” ayuu yiri Guddoomiyaha G/banaadir C/raxman Yariisow.

Image may contain: car and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON