Ciidamada Hay’adda NISA oo Howlgal ku qabtay Horjooge ka tirsan Alshabaab

Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa qabtay horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo ka howlggala Gobolka Sh/Hoose.

Hawlgal gaar ah oo bartilmaameedkiisu ahaa Sarkaalkan ayaa la sheegay inay si qorshaysan u qaadeen Ciidamada gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, kaasoo laga filiyey deganaka Mukaya ee degmada Afgooye, Gobolka SH/hoose.

Horjoogaha la qabta yayaa lagu magacaaba Macallin Xaashi, isagoo Alshabaab u qaabilsanaa degaanadaas sida ay sheegtay Warbaahinta dowladda.

Howlgallada NISA ee ka dhanka ah Alshabaab ayaa dib u soo laabtay kadib muddo sanaddo ah oo ay Hay’adda ku dhex milantay siyaasadda xilligii dowladii Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON