Monday, June 23, 2025

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha oo gaaray Garowe & Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socota [Sawirro]

Waxaa magaalada Garowe ka socota qabqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa magaalada berri ah ee Axadda 7-da Janaayo 2018 ku wajahan xarunta Maamulka Puntland ee magaalada Garowe, halkaasoo mashaariic uu xariga ka jari doono sida garoonka Garowe oo si casri ah loo dhisay.

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha ayaa gaaray saaka magaalada Garowe, waxaana si weyn loo adkeeyay xaaladda ammaanka magaalada oo ay hore u joogeen wafdi hordhac u ah madaxweynaha.

SAWIRRO

Image may contain: basketball court and outdoor

Image may contain: one or more people

Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: sky and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON