Wednesday, June 25, 2025

Ciidamada Qaranka oo la Amray inay ka qeyb galaan Gurmadka Dadka Muqdisho ku waxyeeloobay Roobabka [Sawirro]

Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen maamulka G/banaadir, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Wasiirka Amniga ayaa looga hadlay xaaladda roobabka waxyeelada ka geystay magaalada Muqdisho.

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday 6 qof iyadoo in ka badan 300 Guri laga qaxay markii ay biyo buux dhaafiyeen, iyadoo lagu wargeliyay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, iyadoo la go’aamiyey in ciidamada Qaranka ay ka qeyb galaan gurmadka magaalada Muqdisho.

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in wixii caawa ka bilowda ay ciidamada ka howlgeli doonaan magaalada Muqdisho, kana qeyb qaadan doonaan gurmadka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON