Tuesday, July 15, 2025

Ciidamo fara badan oo la dhigay Wadooyinka magaalada Muqdisho & diyaargarowga loogu jiro…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ciidamo fara badan  la dhigay wadooyinka iyo isgoysyada Magaalada.

Ciidamada ayaa u badan Booliska iyo NISA, waxaana lagu xoojiyay ciidamo hore ugu sugnaa wadooyinka iyo goobo cusub oo geeyay ciidamadaasi, iyadoo si weyn loo adkeynayo amniga caasimadda oo maalmo kadib ay ka dhici doonto doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka.

Goobaha lagu arkay ciidamada waxaa ka mida  isgoysyada wadooyinka waaweyn ee  Makka Al-Mukarama, Wadnaha Soddonka iyo warshadaha oo guud ahaan ciidamadu feejigan yihiin.

Isniinta 30-ka bisha April ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 11 musharax.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON