Monday, June 23, 2025

Ciidamo taageersan Musharixiinta oo Caawa ilaalinaya Amniga kulan ka dhacaya Hotel ku dhow Isgoyska KM4

Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacaya kulan looga hadlayo ‘Xiliga kala guurka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka’, kaasoo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Mushariixinta ee mucaaradka.

Waxaa kulanka ka qeybgalaya qaar ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha, iyadoo uu ka dhacayo hotelka Afrik ee u dhow isgoyska KM 4, iyadoo Amniga musharixiinta iyo kulankaasi ay sugayaan ciidamo taageersan Musharixiinta.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay xireen Isgoyska KM4 ee aadda Garoonka diyaaradaha, iyagoo ku hubeysan gaadiid iyo hubka fudud, waxaana kulanka ku sugan dadweyne fara badan.

Ad

Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii Ciidamada Amniga dowladda Federaalka ay hor istaageen kulan isla Hotelkan ku qabsan lahaa mushrax Mustaf Dhuxlow oo ka tirsan Midowga Mushirixiinta.

Image may contain: 1 person, sitting
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON