Monday, July 14, 2025

Daawo: Feysal Cali Waraabe: “Baydhaba waxaa kasoo baxay in Puntland la siiyo Hub ay kula dagaalanto Somaliland..”

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan ah Somaliland oo lagu hubeynayo kooxda Garowe ka talisa.

Feysal Cali Waraabe oo weerar culus ku qaado Puntland iyo beesha maamulkaasi u badan ayaa sheegay in maamulka Puntland ay hub siineyso dowladda Farmaajo, arrintuna ay caddahay in dagaalka ka socda Tukaraq laga wado Muqdisho.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/xSGZwv6jTR8

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON