DAAWO: Khudbadii Wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ka jeediyay fadhiga Golaha Amniga

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka ee Q/Midoobay goor dhoweyd oo maanta ah 3 Janaayo 2019.

Wakiilka ayaa xusay horumarka ay dhinaca maaliyadda ka gaartay dowladda Somalia iyo kordhinta dakhliga gudaha, wuxuuse sheegay in siyaasad ahaan ay xaaladu cakiran tahay, iyadoo dhinaca hirgelinta federaalka caqabado heystaan, ayna weli taagan tahay xaaladii u dhaxeysaay dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada.

Nicholas Haysom ayaa sheegay in sharciga doorashada uu fure u yahay sida doorasho xaq iyo xor ah uga dhacdo Soomaaliya, wuxuuna soo qaaday qalalaasihii ka dhashay  doorashada Maamulka K/Galbeed oo ay hareeyeen qalalaase iyo shaki markii la xiray mid ka mida musharixiinta.

Wakiilk xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay soona hadal qaadin khudbadiisa go’aankii ay dowladda Somalia ka qaadatay ee ay dalka uga eriday.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

115,664FansLike
655FollowersFollow
2,707FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!