Saturday, July 19, 2025

DAAWO: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo qarxiyay Heshiis Qarsoodi ah oo ay isla gaareen madaxda Soomaaliya

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Dr Abyi Axmed ayaa laga soo xigtay markii uu ku laabtay dalkiisa kadib booqashadii Muqdisho inuu sheegay in Somalia iyo Itoobiya la isku darayo.

Warkan oo si weyn loo hadal hayo waxaa laga tarjumay hadal uu siiyay warbaahinta dalkiisa isagoo yiri: “Waxaan madaxda Soomaaliya isku afgaranay in labada dal si buuxda loogu beddelo hal dal oo isku mid ah”, waxaana ereyada afka amxaariga ah ee laga soo xigtay ay ahaayeen” “be mulu and ager meqeyerbet anegageren”.

Khudbadda Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa ahayd mid cad iyadoo dadka Amhaariga yaqaan ay ka soo qaateen ereygan kooban oo muujinaya inuu jiro heshiis madaxda labada dal isku afgarteen.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/MPyK5wTsUpM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON