Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa qabtay Gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa ay saaran yihiin.
Gaarigan oo ah nooca yaryar ee CARIB, ayaa caawa lagu qabtay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, inkastoo aanay jirin cid falkaasi loo soo xir xiray oo la sheegay in ninkii waday uu ka cararay.
SAWIRRO
Goobjooge.com