Sunday, July 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynayaasha Somalia iyo Eritrea oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Gondor, Itoobiya

Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Atse Tewodros ee  magaalada Gondor dalka Itoobiya.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa labada madaxweyne ku marti qaaday kulanka saddex geesoodka ah ee labaad oo ay ku yeelan doonaan caasimadda Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya, isagoo kala gaara ugu soo dhoweeyay labada hoggaamiye.

Abiy Ahmed oo ku lebisan Khamiis cad iyo Maro cas ayaa soo dhoweyn u sameeyay madaxweyne Farmaajo isagoo uga hortegay garoonka magaalada Gondor, waxaana kadib saddexda hoggaamiye ay yeesheen kulan hordhac ah.

DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON