Sunday, July 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe..?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Jeneraal Maxamed Abshir Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, K/Xigeenkiisa, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo masuuliyiin kale oo heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Kuxigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash).

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, outdoor

Image may contain: 2 people, suit

Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, crowd and outdoor

Image may contain: 5 people, crowd and outdoor

Image may contain: 10 people, crowd and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON