Waxaa magaalada London maanta ka dhacay bannaanbax ay ka qeyb galeen Dad Soomaaliyeed oo ka horjeeda shirka shidaalka Soomaaliya ee magaalada London ka furmay.
Dadkan oo watay boorar kala duwan oo ay ku qoran yihiin ereyo looga soo horjeedo shirka iyo madaxda dowladda Soomaaliya ayaa muujiyey inay Soomaaliya aysan xaraash ahayn, waxayna bannaanbaxa ku qabteen kasoo horjeedka hotelka uu shirku ka dhacayey.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA