Tuesday, July 1, 2025

Dagaal ka Qarxay duleedka magaalada Beledweyne iyo Alshabaab oo ka gudbay..

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagala culus uu ka socdo duleedka magaalada Beledweyne.

Dagaalka ayaa dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa deganaka oo dhinac ah iyo maleeshiyada Alshabaab, kaasoo ka qarxay degaanka Beerxaano ee duleedka magaalada Beledweyne.

Wararka aya asheegaya in dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada degaanka ay weerareen maleeshiyo Alshabaab ah oo ka soo gudbay degaanada ay ka joogaan Gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo weli socda ayaa la soo sheegay inay ka dhasheen Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana hadda soo baxaya faahfaahinta dagaalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON