Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaaciyey in laba musharax oo cusub ay ka hareen tartanka.
Musharixiinta cusub ee isaga haray tartanka Doorashada ayaa waxay kala yihiin:
1- C/kariin Xuseen Guuleed
2- Xuseen Cabdi Nuunow
3- Iyo Jabriil Ibraahim Cabdulle
Sidoo Guddiga wuxuu sheegay inay si rasmi ah u soo gaartay taansulka Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo iska ka haray tartanka.
Waxaa hore u shaaciyey inay tartanka ka hareen musharixiin ay ka mid yihiin:
4- C/naasir Cabdulle Maxamed.
5- Daahir Maxamuud Geelle
6- iyo Maxamed Siiriin
Waxaa muuqata go’aanka ka harintaanka doorashada sadddex musharax ee danbe aan la gaarsiin Guddiga Doorashada.