Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Dagaal ka Qarxay Magaalada Garowe iyo Baarlamaanka Puntland oo..

Wararka laga helayo magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal ka qarxay magaalada.

Dagaalkan ayaa ku soo beegmay iyado uu furmay kulankii maanta Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, kadib markii ay oggolaadeen in laga doodo furista dastuurka.

Rasaas culus ayaa ka dhacday agagaarka xarunta Baarlamaanka oo ay isku hor fadhiyeen ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada la baxay Danab ee taabacsan mucaaradka Madaxweynaha Puntland.

iska hor imaadka labada ciidan ayaa ka socda Xaafadda Kowda Agoust, Xarunta Baarlamaanka illaa jidka Soddonka ee magaalada Garoowe, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in magaalada ay gashay xaalad dagaal.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON