Thursday, April 18, 2024

Duqii magaalada Hargeysa oo loo doortay xildhibaankii ugu codka badnaa Golaha Degaanka

Golaha degaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhoweyd doortay Duqa cusub ee caasimadda Somaliland, magaalada Hargeysa.

Waxaa Duqa caasimadda Hargeysa loo doortay C/kariin Axmed Mooge oo ka tirsanaa xisbiga Waddani, isla markaana ku guuleystay codadka ugu badan ee uu helay musharax u taagan xilka Golaha Degaanka oo gaaray 26-kun.

Xubnaha 17-ka ah ee Golaha degaanka degmada Hargeysa ayaa goor dhoweyd u doortay C/kariin Axmed Mooge u doortay Duqa Hargeysa, kadib markii ay isku raaceen inuu xilkaasi qabto shanta sano ee soo socota.

Ad

Ku xigeenka duqa magaalada Hargeysa waxaa loo doortay Khadar Axmed Nuur, waxayna doorashadu ahayd mid loo dhan yahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON