Wednesday, July 9, 2025

DEGDEG: Faadumo Dayib oo laga saaray Guddigii cusub ee Anshaxa Doorashada (Akhri Sababta)

Faadumo Dayib ayaa laga saaray xubnaha Guddiha anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalmo ka hor uu magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Faadumo Qaasim Dayib ayaan la shaacin sababta looga saaray liiska, waxayna warar xogogaal sheegayaan inay ka timid warar ay siisay warbaahinta dibadda iyadoo aan xitaa guddigaasi shaqo bilaabin oo ay wax uga sheegay doorashada Soomaaliya.

Iyadoo la hadashay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayay Faadumo Dayib sheegtay in liiska looga saaray iyadoo ah qof waxqabad leh oo Guddiga ka dhigi karta mid nadiif ah,  waxayna ku faantay inay tahay qof codkeeda dheer yahay oo doorashada ka dhigi karta mid nadiif ah, waxayna in  guddiga laga saaro ku tilmaantay mid sii kordhin karta welwelka ay qabaan musharixiinta xilka u taagan.

AKHRISO LIISKA GUDDIGA

Faadumo Qaasim Dhayib

Cabdi Axmed Maxamed Baafo

Shamso Ibraahim Booliis

Cabdulahi Maxamed Shirwac.

Rooble Axmed Daahir

Faadumo Jaamac Jibriil

Cabdi Ismaaciil Samatar

Mahad Maxamed Sheekh Xasan

Aden Xasan Cabdi

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON