Thursday, July 10, 2025

DEGDEG: Farmaajo oo si la yaab leh ugu horeeya codadka wareega labaad

Waxaa socota tirinta codadka musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay wareega labaad isugu soo hareen saddex musharax.

Tirinta oo weli socota ayaa waxaa ku horeeya codadka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyadoo uu ku xigo Xasan Sheekh Maxamuud, halka Shariif Sheekh Axmed uu ugu hooseeyo.

Sanduuqii koowaad ee hadda dhammaaday waxaa Farmaajo uu heystaa 42 cod, halka Xasan Sheekh uu heysto 24 cod, waxaana Shariifka uu heystay 8 cod.

Wareegga labaad ayaa ku socda in loo gudbi doono wareeg labaad haddii aanay dhicin mucjiso keenta inuu Farmaajo ku soo baxo cod aqbaliyad ah.

LA SOCO.. NATIIKADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON