DEGDEG: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Shaqadii ka joojiyey Wasiir ku xigeen loo heyso Musuq & Xarig loo diyaariyey

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu shaqadii ka joojiyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda xukuumdda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa’uud.

Wareegtada Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo goor dhoweyd laga akhriyey Telefishanka dowladda ayaa lagu sheegay inuu tixgeliyey ra’iisal wasaaraha dacwada lagu soo oogay, si hay’adaha sharciga iyo isla xisaabtanka ee xeer ilaalinta iyo Hanti dhowrka guud ay u gutaan shaqadooda.

Arrintan ayaa dhabaha u xaareysa in xabsi la dhigo wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda oo loo heysto kiis lagu musuq iyo hor istaag shaqo, waxaana arrintiisa laga cabsi qabaa inay soo dedejiso is-casilaad kale.

HOOS KA DAAWO WARKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

111,364FansLike
607FollowersFollow
2,564FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

111,346FansLike
606FollowersFollow
20FollowersFollow
2,561FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!