Thursday, July 10, 2025

DEGDEG: Rasaas ka dhaceysa magaalada Muqdisho xilli ay socoto tirinta codka Wareega labaad

Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo uu madaxweyne noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Rasaasta waaweyn ayaa is qabsatay magaalada oo dhan iyadoo Maxamed C/llaahi Farmaajo uu balanqaaday inuu dalka iyo dadka u shaqeyn doono.

Dabaaldegyo waaweyn ayaa hareeyay  magaalada,  Rasaasta la ridayo ayaa waxaa ku soo biiray rasaasta waaweyn ee lidka diyaaradaha, waxaana arrintan ay caddeyn u tahay taageerada balaaran oo uu heysto musharax Farmaajo

Waxaa gebi ahaan is bedelay xaalada magaalada Muqdisho iyadoo bandowgii la jebiyay isla markaana wadooyinka dhan ay buuxiyeen dad dabaaldegaya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON