Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Sacuudiga oo ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay maalinta Berri ah ee Jimcaha 15-ka June 2018 ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal iyo Ciidul Fitriga sanadkan 1439H.

Wakaalada wararka Sacuudiga ayaa kasoo xigatay Maxkamadda sare e Boqortooyada go’aanka lagu xukumiyey dhalashada Bisha Shawaal oo la sheegay in laga arkay magaalada Sudair ee dalka Sacuudiga.

Hore waxaa u sheegay inay Ciid tahay berri dalka Qatar, waxaana sidoo kale goor dhoweyd shaaciyey inay ciid u tahay dalalka Khaliijka sida Imaaraadka, Kuwait iyo dalal kale.

Waxaa hore inay Ciid tahay u shaaciyay dalalka Indonesia iyo Maleysia, iyadoo dalal kale oo Soomaaliya ka mid tahay la filayo inay dib ka shaaciyaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON