Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Taliyeyaasha Ciidamada Booliska & Nabadsugidda & Alsuubta oo la magacaabay [Akhriso Magacyada]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda.

Agaasmaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa loo magacaabay Cusmaan Sheekh Xuseen Cismaan oo hore u ahaa xildhibaan iyo wasiir ku xigeenka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya.

Taliyaha ciidanka booliiska ayaa loo magagacaabay Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo horey u ahaa taliye xigeenka booliiska.

Taliyaha Asluubta ayaa loo magacaabay Jenerala Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe, oo horey xilkaasi looga qaaday markii uu madaxweyne Farmaajo xilka la wareegay.

 

LA SOCO FAAHHAAHINTA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON