Tuesday, July 15, 2025

Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Sawirro]

Wafdi ka kooban wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya iyo Ertirea Dr. Workneh Gebeyehu iyo Osman Saleh  ayaa goor dhoweyd kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Wafdiga oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan labada dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea waxaa ka dhex muuqday la-taliyaha madaxweynaha Eritrea, waxaana Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Kulan saddex geesood ah ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ku dhex maro iyadoo laga soo saarid oono heshiisyo iskaashi iyo isbaheysi dhex maraya saddexa dal.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON