Monday, June 30, 2025

DGDEG: Sarkaal ka tirsan NISA oo goor dhoweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA.

Falkan ayaa ka dhacay xaafadda Maanabolyo ee degmada Shibis, waxaana geystay koox Bistoolado ku hubeysan goobta ka baxsatay markii ay toogasho ku dishay sarkaalka.

Sarkaalka NISA ee la khaarijiyay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamuud Xaaji Cali, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON