Thursday, July 17, 2025

DHAGEYSO C/kariin Guuleed: “Labadii musharax ee tartanka madaxweynaha isugu soo haray waxay ka soo jeedeen Galmudug..”

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed oo xilka loo doortay.

Isagoo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku sugnaa ayuu sheegay inuu ku faraxsan yahay sida nabadgelyada ah ee ay ku dhammaaay doorashada iyo biseylka dadka Soomaaliyeed iyo xildhibaanada gaareen.

“Waxaa si gaar ah ii taabanaya farxad gaara noo ah haddii aan nahay Galmudug in labadii musharax ee isugu soo haray tartanka Madaxweynaha ay kasoo jeedaan Galmudug, farxad gaara ayay noo leedahay…”.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON