Thursday, July 10, 2025

DHAGEYSO: Shirkii jaraa’id ee ugu kululaa ee uu abid qabto Musharax Cumar C/rashiid

Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo si aan hore looga baran eedeyn ugu jeediyay dalal deris ah oo uu sheegay inay faragelin ku hayaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

DHAGEYSO CUMAR C/RASHIID

Cumar C/rashiid ayaa la sheegay inay taageeradii ay u balanqaadeen kala noqdeen dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Kenya, taasoo keentay inuu afka furto.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON